Ciidamada Itoobiya oo galaya Magaalada Makelle iyo Hub ka dhigis lagu sameenayo TPLF

Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigreega ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku gaareen waddanka Koonfur Afrika bishan. Wakiillo ka kala socda dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa tan iyo Isniintii ku shirsanaa magaalada Nairobi, si ay heshiis uga gaaraan dhinacyo kala duwan oo la xiriira dhaqangelinta heshiiskii … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo galaya Magaalada Makelle iyo Hub ka dhigis lagu sameenayo TPLF